Colaadda Ceel-Afweyn Maxaa u Sabab ah?

Colaadda Ceel-Afweyn Maxaa u Sabab ah? Intii muddo ahba magaalada Ceel-Afweyn waxa ay ku soo caan baxday, dagaalka dad iyo duunyoba aafeeyey ee mudada afarta sanadood ah deegaankaas ka socday. Inkasta oo magaalada Ceel-Afweyn magaca colaaddu ku dhacay, dilka iyo dhibaatooyinku inta badan waa deegaano ka baxsan, sida Dogoble iyo Dararweyne […]